Baarlamaanka Hirshabeelle oo Markale Meelmariyay Codsi uga Yimid Madaxweyne Guudlaawe.

0
249

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankaan oo uu shir Gudoominayey Gudoomiyaha Baarlamanka Hirshabeelle Cabdixakiin Luqmaan xaaji Muxumed Oo uu wehlinayo Gudoomiye kuxigeenka Labaad Mahad Hasan Cusman ayaa Ajendahiisu ahaa ka jawaabidda Codsiga Madaxweynaha Hirshabeelle ee Muddo kordhinta dhismaha xukuumadda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here