Xaalad Adag oo La soo Daristay Barakacayaasha Kaamka Gargaar laba ee Degamada Balcad.

0
197

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadkan oo ahaa beeraley ay biyaha Fatahaadaha barakiciyeen laba goor oo hare ayaa mar Saddexaad uu barakiciyay Ayaxii Saameeynta ku yeeshay Wax Soo Saarka Dhulbeereedka Deegaanadaasi.

Muuse Caalimey Warmacad oo ah gudoomiyah kaamka Gargaar laba ayaa Radiyo isnaay u sheegay dhibaatada Heysata Barakacayaashaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here