Haweenka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Ka Arinsanaya Doorkooda Siyaasadda Dalka.

0
192
DIGITAL CAMERA

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Safiyo Maxamed Qaasim oo ka mid Ururka Haweenka Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa hoosta ka xariiqday in Haweenka ay la kulmaan Caqabado Adag oo kaga yimaada dhanka Duubabka Dhaqanka Marka Lagaaro soo Xulista Xildhibaanada midaas oo ay ku sheegtay in Ragga looga kalsooni badanyahay Haweenka balse haatan ay Sameyn doonaan kulamo looga hadlayo arimahaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here