Maamulka Tuulada Koongo oo Taageero ka Dalbaday Madaxda Gobolka Shabellaha Dhexe.

0
180

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inta badan Tuulooyiinka Hoosyimada Magaalada Jowhar ayaa kasiman dhibaatooyinka dhinaca nolosha ah ee Soo wajaha Taasoo ay kamid tahay waxabarasho la’aanta iyo goobo Caafimaad oo aan ka jirin inta badan  Tuulooyinka Gobolka shabellaha dhexe.

Tuulada Koongo ayaa ka mid ah Deegaanada ay dadkoodu u bahanyihiin daryeel dhan walba ah iyadoo tuulada ay ku soo barakaceen qoysas badan oo danyar ah sida uu radio isnay u sheegay gudomiyaha tuuladaasi Maxamed Shariif Muumin.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here