Ganacsatada Xoolaha Jowhar oo Walaac ka Muujiyay Hoos u Dhac ku yimid Qiimaha Lo’da.

0
246

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ganacsato badan ayaa nolol Maalmeedkooda ka raadsada seyladan xoolaha lagu iibiyo iyada oo lix bilood ka dib ay furmeen waddooyinkii Xoolaha la soo marsiin jiray balse Waxaa Hadda Jira Suuq xumo Xilliga jiilaalka ah oo laga dareemayo Nuucyada Xoolaha Gaar ahaan Lo’da Sida uu Radio Isnaay u Xaqiijiyay Xuseen Cali Macow. oo Kamid ah Ganacsatada Xoolaha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here