Machadka Buundo oo Bilaabay Tababarka Ardayda Dugsiyada Sare ee Magaalada Jowhar.

0
291

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan oo socon doona labo maalin ayaa waxaa soo qaban qaabiyey machadka Cilmi baarista,Tababarada iyo Tiknolojiyada ee Buundo waxaana ka faa,ideysanaya Ardayda Sanadkan ka soo qalinjibineysa Dugsiyada Sare ee Magaalada Jowhar kuwaas  oo la barayo habka ugu Wanaagsan ee leysku diyaarin karo imtixaanka dowladda Soomaaliya ay ka qaado fasalada 12aad.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here