Haweeney Kamid ah Danyarta Magaalada Jowhar oo Taageero Dalbatay.

0
198

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Owliyo ibraahim mukhtaar  waxa ay ka mid tahay Qoysaska Danta yar ee  ku nool Magalada jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle Waa Hooyo Leh  shan Carruur ah oo aan Aabahood laga Warqabin Meel uu Jaan iyo Cirib Dhigay Waxa ay Hadda la Daalaa Dhacaysa Nolol Maalmeedka Qoyska iyada oo Daruufo adag ku Shaqeysa.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here