Tartan Kubadda Cagta ah oo laga Daah furay Tuulada Koongo ee Duleedka Jowhar.  

0
223

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ciyaaraha Kubadda Cagta ayaa Kaalin Muuqata ka Qaata is Dhexgalka Bulshada Waxaana Tartan Kubadda Cagta ah oo loogu Talagalay Is Dhexgalka Dhalinyarada laga Daah Furay Tuulada Koongo ee Duleedka Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here