Qasaaraha Ayaxa uu u Geystay Beeraleyda Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Sii Korortay.

0
252

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inta Badan Dhulbeereedka Gobolka Shabeellaha Dhexe Waxaa Saameyn Ballaaran ku yeeshay Ayax Raxan Raxan u Socda oo Baabi’iyay Dalagyadii u Beernaa Beeraleyda Degmada Jowhar.

Beeraleyda ayaa Radio Isnaay uga Warbixiyay Qasaaraha uu Ayaxa Soo Gaarsiiyay iyaga oo Baaq Dheer u Diray Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabeelle iyo Midda Federaalka ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here