Hirshabeelle iyo Qaramada Midoobay oo ka Wada Hadlay Waxka qabashada Fatahaadaha iyo Ayaxa.

0
200

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Maamuulka Hirshabeelle Cali Cabdullahi Xuseen Cali Guudlaawe Ayaa Dib Ugu Soo Laabatay Magaalada Jowhar Ee Caasimada Hirshabeelle Waxa uuna Garoonka Diyaaradaha Maxamed Dheere  Kulan kula qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya James Swan.

Masuuliyiintan Ayaa ka wada hadlay Arimo Dhowr ah oo ay ka mid yihiin Horumarinta Deegaanada Maamulka Hirshabeelle, Ladagaalanka Ayaxa iyo Fatahaadaha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here