Aqoonyahaan ku Baaqay in la Sameeyo Guddi Kormeera Waxbarashada Degmada Jowhar

0
205

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cabdulle saney Cumar oo ka mid ah Aqoonyahaanada Gobolkani Shabeellaha Dhexe islamarkana falanqeeya Arimaha Waxbarashada ayaa ku Baaqay in La Sameeyo Guddi Aqoonyahaanno ah kuwaas oo Kormeer ku Sameeya Goobaha Waxbarashada Degmada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here