Hirshabeelle oo Shaacisay Muhiimadda ay Barbaarinta u Leedahay Carruurta.

0
178

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Carruur kasta waxa ay ubaahan yihiin barbaarin iyo xanaaneyn toos  ah  oo dhankastaba leh  iyadoo laga dhisaayo xagga maskaxda ,jirka  iyo aqlaaqda.

Wasiirka wasaardda Diinta Iyo Owqaafta Hirshabelle Shiikh Abuukar Xasan Cali ayaan weeydiiyay faa’iidada ay Carruurta yar yar u  leedahay in lageeyo goobo lagu xanaaneeyo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here