Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya oo Shaacisay Qorshaha Dhow ee WFP Soomaaliya.

0
199

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda qorsheynta maal-gashiga iyo horumarinta dhaqaalaha dowladda Soomaaliya  ayaa dib u eegista muddada dhexe  ee qorshaha hay’adda Cunatada Aduunka (WPP-Soomaliya) oo lagu saleenayo qorshaha horumarinta Qaranka ayaa  ka dhacaya magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb-galay qaar ka mdi ah wasaaraddaha dowladda ee  wada shaqeynta kala dhaxeeyso hay’addan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here