Maamulka Shabeellaha Dhexe oo Bogaadiyay Daruufaha ay ku Shaqeeyaan Saxafiyiinta Jowhar.

0
170

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Saxaafadda Soomaaliya oo ay ka shaqeeyaan Dhalinyaro Da’yar  marka laga reebo kuwa in badan soo shaqeeyay ayaa haddana ku shaqeeyo xaalado adag iyaga oo mararka qaar la kulma dhacdooyin kala duwan.

Gudoomiye kuxigeenka Amniga Maamulka Gobalka Shabeellaha Dhexe Maxamuud Cilmi Raage ayaa ku amaanay Wariyeyaasha Gobolkan shaqada adag ay u hayaan Bulshada Soomaaliyeed Gaar ahaan Kuwa Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here