Maamulka Gobolka Shabeelleaha Dhexe oo Dhagax dhigay Suuq Muhiim ah.

0
277

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan iyo Gudoomiyaha Maamulka Degmada Jowhar Cusmaan Maxamed Muqtaar Baarey ayaa Si Wadajir ah u Dhagax Dhigay Dhismaha Seylada Lagu Iibiyo Muuska iyo Rootiga ee Magaalada Jowhar Jowhar.

Goobtan ay Dhagax Dhigeen Masuuliyiintan Maamulka Gobolka iyo Kan Degmada ayaa Kamid ah Goobaha Ganacsi ee Taariikhiga ah ee ku yaala Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle Waxaana ku Ganacsada Dad u Badan Danyar oo Nolosha Qoyskooda ka soo Saara ka Ganacsiga Muuska iyo Rootiga.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here