Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Duqa Magaalada jowhar Saalax Muudey Cali ayaa Bulshada Magaalada Jowhar Ku Amaanay kaalinta ay ka Cayaarayan Ololaha Nadaafadeed ee Sida Habsamida leh uga Socda Xaafadaha Caasimadda Hirshabeelle.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.