Dhalinyarada Ku Shaqeysata Dawaarka ee Magaalada Jowhar oo ka Hadlay Caqabadaha ay La Kulmaan.

0
233

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar Ka Mid ah Dhalainyarada Magaalada Jowhar Ee Caasmiadda Maamulka Hirshabeelle  Ayaa Shaqo Abuur Ka  Sameystay Xirfado kala Duwan oo ay ka mid yihiin Dawaarka ,Bajaajta iyo  kuwo kale .

Ujeedada Guud ee Dhalinyaradan ay u Sameynayan Xirfadahan kala Duwan ayaa ah Sidii ay u Maaren lahaayeen Nolosha Qoyskooda Maadaama aysan Jirin Goobo kale oo loo Shaqo Tago Sida uu Radio Isnaay U Sheegay Abuukar Xasan Abuukar oo Kamid ah Dhalinyarada Dawaarka ku Shaqeysata.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here