Shacabka Magaalada Jowhar oo Kahadlay Olole Nadaafadeed oo uu Wado Maamulka Degmada.

0
300

Jowhar- ( Radio Isnaay ) – Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo Kan Degmada Jowhar ayaa Maalmahan  wada Olole Nadaafadeed oo ka Socda Afarta Waaxood ee Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.

Waxaa Ololahan looga Gol leeyahay Billic Soo Celinta Magaalada Jowhar Waxaana Ololahan Magaalada Looga Nadiifinayaa Wasaqda iyo Geed yahuudka Qaabsaday Xaafadaha Qaar ee Magaalada Jowhar Waxaana Soo Dhaweeyay Shacabka Caasimadda Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here