Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda waxbarshada hirshabelle oo kaashaneysa wasaaradda waxbrashada Hiddaha Iyo Tacliinta Saree e Xukuumadda Soomaaliya ayaa U jeedkiisu ahaa mid diiradda lagu saarayay in lahelo Carruurta Da’doodu udhaxeeyso 3 illaa 6 sano jir iyadoo ay isla qaateen mas’uuliyiintii kulanka ka soo qeyb gashay inla qorsheeyo waqtiga ugu dhaw ee howshan la qaban karo.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.