Xiriirka Ganacsi ee ka Dhaxeeya Beeraleyda iyo Ganacsatada Magaalada Jowhar oo Soo Hagaagay.

0
209

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxa jira xariiro ka dhaxeya ganacstada iyo beeraleyda gobolka shabellaha dhexe iyada oo ganacstada Magaalada Jowhar ay inta badan ku tiirsanyihiin wax soo saarka beearaha kuwaasi oo si toos ah u isticmaala suuqyada iyadoona ganacsatada ay ka iibsadaan Dalagyada Kala Duwan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here