Jowhar- ( Radio Isnaay ) – Qaarka mid ah dhaqanka Soomaalida ayaa u arka in aysan shaqada Warbaahinta gabdhaha qaban Karin inkastoo hadda aad moodo in laga sii guurayo Dhaqankaasi laakin wali ay jiraan Dad badan oo aaminsan in ay wiilasha kaga firfircoon yihiin gabdhaha.
Nasriin maxamed ibraahim oo ah Gudoomiye Ku Xigeenka Dalladda Warbaahinta soomaaliyeed ayaa sheegtay in Baaris Dheer ka dib la ogaaday xaaladaha Dhabta ah ee ka Dambeeya Arintan.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.