Tiro Carruur ah oo Xanuunka Jadeecada Ugu Geeriyooday Tuulada Buur fuule.

0
259

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiye kuxigeenka Tuulada Buurfuule ee Hoostagta Degmada Mahadaay Cumar Ciise Cadaan oo la Hadlay Radio Isnaay ayaa sheegay in toddobaadkan Gudahaiisa ay Tuulada ugu geeriyoodeen 4 Carruur ah Cudurka jadeecada iyadoo kuwa kale ay bishan horaanteeda u dhinteen Cudurka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here