Gabdhaha ku Nool Jowhar oo ka Arinsanaya Doorkooda Kamid Noqoshada Shaqaalaha Dowladda.

0
249

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gabdhaha qaar ee ku nool Magaalada jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshbaeelle ayaa Maalmahan wada kulamo ay kaga arinsanayaan sidii Doorkooda ay kaga qaadan lahaayeen shaqooyinka ay bixiyaan xafiisyada dowladda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here