Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar Waxaa ku Soo Badanayo Dugsiyada Sida Gaarka ah Loo leeyahay Kuwaasi oo ay Wax ka bartaan Ardayda ku nool Afarta Waaxood ee Magaalada Jowhar & Tuulooyinka Hoosyimaada.
Ardayda ayaa Dugsiyadaan Gaarka loo leeyahay ka Barta Maadooyinka Santiifiga loo yaqaan iyo Luuqadaha Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Najiib Ceynte Sharey oo ah Maamulaha Dugsiga Al- Baasi ee Magaalada Jowhar.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.