Dhaqaatiirta Magaalada Jowhar oo ka Digay Halista Faafitaanka Safmarka Covid-19.

0
191

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xuseen Xasan Geedi oo kamid ah dhaqaatiirta baratay Cudurda guud isla Markaana ka Howlgala Magaalada Jowhar ayaa Sheegay in aysan dhammaan khatarta Caafimaad daro ee Covid-19 iyadoo Dunida uu ku soo labakacleeyay Soomalaiyana ay ka mid tahay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here