Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiye ku xigeenka Uruurka dhalinyarada Hiil ee Hirshabeelle Shariif Axmed Calasow ayaa sheegay iney wadaan dadaalo lagu horumarinaayo dhalinyarada ku nool deegaanada hirshabelle isaga oo sheegay in barnaamijyo badan ay ka wada hadleen xubnaha ururka midaas oo qeyb ka ah sidii isdhexgal Bulsho looga sameeyn laha Magalooyinka Jowhar iyo Baladweyne.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi casiis Xasan Cabdulle.