Saameynta Ayaxa ee Wax soo Saarka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Korortay.

0
324

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleeydii dib u abuuray beerahii ay ka baxeen biyaha Fatahaada  ayaa ladaalaa dhacaya Ayax iyo cayayaano dhibaateeyay Dalagyada Sisinta,Digirta,Qaraha iyo Galeyda kuwaas oo Beeran in kabadan 20 Cisho.

Abuukar Maxamed Qoriyow oo ka mid ah Beeraleyda Tuulada Cali Deer Duleedka Degmada Jowhar ayaa Radio Isnaay u sheegay Nooca Ayaxa ku habsaday beertiisa iyo Saameynta u uku yeeshay Dalagyadii uu Beertay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here