Gabdhaha ka Shaqeeyay Warbaahinta Soomaaliya oo ka Cabanaya Takoor Dhinaca Shaqada ah.

0
256
DIGITAL CAMERA

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gabdhaha  Soomaaliyeed ee jecel in ay ku biiraan Mihnadda Saxaafadda aya waxa ay inta badan la kulmaan Caqabado kala duwan oo dhan walba ah taasi oo dib u dhac ku  keeneysa Hamigooda iyo halka ay Hiigsanayan.

Waxaa inta badan Aad u yar Xirfadda iyo Aqoonta dhinaca warbaahinta gabdhaha marka loo eego wiilasha taas oo ka timaada faquuq dhinaca shaqada ah oo ay gabdhaha la kulmaan Sida ay Radio Isnaay u Sheegtay Muna Xuseen oo kamid ah Gabdhaha Ka Howlgala Warbaahinta Gobolka Hiiraan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here