Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo ku Baaqay in loo Midoobo la Dagaalanaka Maandooriyaha.

0
234

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Isticmaalka Waxyaabaha Maanka Dooriya waa Kuwo ku soo badanaayo dhulka  soomaaliyeed gaar aan Deegaanada Gobolka Shabeellaha Dhexe sababta oo ah Muqaadaraadka ay isticmaalaan Dhalinyarda ayaa ah mid  Ganacsi ku yimaada & Kuwo lagu beero dhulbeeredka Goblkani.

Qaar kamid ah Dhalinyarada Magaalada Jowhar ayaana ku Baaqay in Meel looga Soo Wada Jeesto Ladagaalanka Muqaadaraadka ama Waxyaabaha Maanka Dooriya Si aysan Dhalinyarada Ugu Falaagoobin.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here