Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Olole Nadaafadeed ka Daah furay Jowhar.

0
255

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ololahan Nadaafadeed Waxaa Si Wadajir ah u Hor Boodayay Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo kan Degmada Jowhar Waxaana looga Gol lahaa Sidii loo soo Celin lahaa Billicda Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here