Guddiga Xakameynta Sicir bararka Puntland oo Garowe ku Kulmay.

0
228

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulanka Guddiga ayaa  waxaa ay uga hadleen sidii loo fulin lahaa Go’aamadii ay  dhawaa  soo saareen ee la xiriira xakameynta Sicir bararka iyo socod siinta lacagta Shillin Soomaaliga.

Go’aamada ay Guddiga horay u soo saareen ee dhaqan galay ayaa waxaa kamid ah in uu shaqo bilaabey Bankiga Maamulka iyo Wasaaradda Maaliyadda Puntland.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here