Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan ayaa Socondoono mudo 4 maalmood oo ay ka faa’iideysanayaan 20 Wariye oo isugu jiro gabdho iyo wiilal isla markaana kakal yimid Magaalooyinka Jowhr,Balcad iyo Baladweyne ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabelle.
Ujeedada Tababarkan ayaa ah badqabka iyo tabinta doorashooyinka wariyeyaasha si ay uga qeyb qaataan Wacyigalinta Bulshada.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.