Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo Bogaadiyay Barashada Xirfadda Gacanta.

0
234

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaro badan oo ku nool Caasimadda Hirshabelle ee Jowhar ayaa ku tartamaya Xilligan  xirfado kala duwan si ay kaalintooda uga qeybqataan horumarka degaanka iyo ka maareynta nolashooda maadaama dalka ay  ka jirto shaqo yari.

Warbixintan Waxaa Inoo Sopo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here