Sare u kac kuyimid Qiimaha lagu kala iibsado Dalagga Galeyda ee Suuqyada Jowhar.

0
211

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dalagyadii la beeray ka dib fatahadiihii wabiga shabebbelle ayaa hataan ka muuqanaya suuqyada waaweyn ee  magalada jowhar  Galeyda  digirta  iyo nuucyada kale ee laga beero gobolkani shabeellaha dhexe.

Hadda Waxaa Sare u Kac u uku yimid Qiimaha Dalagga Galeyda taas oo keentay Fatahaadahii Wabiga Shabeelle oo Baabi’iyay Dalagyadii lagu Beeralay Deegaanada Gobolkani Shabeellaha Dhexe Sida ay Radio Isnaay u Sheegtay Xasno Maxamed Axmed oo ka mid ah Beeraleyda Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here