Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xanuunka Saf Marka ah Ee Covid-19 Ayaa Saameyn Balaaran ku Yeeshay Bulshada Soomaaliyeed kaa oo Sababay Xayiraado Dhan Walbo ah oo Ay ka mid Tahay Ganacsigii iyo Wax barashada.
Gudoomiye ku Xigeenka Arimaha Bulshada Gobolka Hiiraan Shiikh Xuseen Cusmaan Cali oo Sigaar ah ula hadalay warbaahinta isnaay ee Magaalada Jowhar ayaa sheegay in dad ka badan 10 ruux ay Cudurka Covid-19 ugu Geeriyoodeen Degaanada Gobolka Hiiraan.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.