Haweeney Barakac ku ah Magaalada Jowhar oo Xirfad Muhiim ah la Timid.

0
197

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Faadumo Aadan Keeroow waa hooyo 6 carruur oo agoon ah kala timid sanadkii 2017dii tuulada gaal-dheere oo  Degmada walweyn ka tirsan  ee gobalka shabeellaha hoose ka  dib markii Abaaro ay kasoo Barakiciyeen  halkaasi,waxeyna Xilligaas degtay iyada iyo koox la socotay xerada Barakaca ee isnaay Biyaasa ee Magaalada Jowhar balse dadkii kale ayaa dib u noqday bilooyin kadib.

Faadumo ayaa hadda ka mid ah Haweenka Sameeya Mac macaanada Aroosyada iyo xafladaha dhalashooyinka iyada oo guul ka gaartay noloshii barakaca ahayd kuna dhiiratay inaay guri kiro ah ka degto Magaalada Jowhar.

 

Warbixintan Waxaa Inoo Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here