Xoolo Dhaqatada Magaalada Jowhar oo ka Cabanaya Cudurro ka Dhashay Biyihii Fatahaada.

0
191

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cudurradan ayaa ka dhashay biyihii fatahaadaha Wabiga Shaballee Beerahii ay galeen kadib markii ay Xoolaha daaqeen Cowska Cagaaran ee Beerahaas ka soo Baxay Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Xasan Aadan Cabdi oo Kamid ah Xoolo Dhaqatada Kunool Deegaanka Cali Deer ee Duleedka Waqooyi Galbeed Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here