Ururka Dhalinyarada Shabeellaha Dhexe oo Ka Hadlay Qorshaha u Dagsan Sanadkan Cusub.

0
244

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Fartuun Aadan Xefoow waa Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Gobolkani Shabeellaha Dhexe waxa ay ka hadashay Qorshaha Sanadkan u dagsan ee la xiriira Dardargalinta howlaha dhalinyarada ee ku nool Degmooyinka Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Waxa ay soo hadal qaaday Xiriirka Wanaagsan ee ka dhaxeeya Maamulka Cusub ee Hirshabeelle iyo Ururka Dhalinyarada Gobolka waxa ayna sheegtay in kulamo is afgarad ah ay la yeelatay madaxda maamulkani ugu Sareysa.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here