Maamulka Tuulada Bayaxow ee Degmada Jowhar oo Gurmad Caafimaad ka Dalbaday Hirshabeelle.

0
183

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xanuuno ay ka mid Yihiin Duumada & Tifoowga Ayaa ka Dilaacay Tuulada Bayaxaw oo Hoostimaada Degmada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe  iyadoona ay La il Daran yihiin Dad ku nool Tuuladaasi Sida uu Radio Isnaay U Xaqiijiyay Nuux Aadan oo ah Gudoomiyaha Bayaxow.

Sido Kale Gudoomiyaha ayaa Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle ka Dalbaday in ay ku Taageerto Daaweynta Dadka ay Xannuunada Soo Riteen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here