Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo Shaacisay Qasaaraha Ayaxa uu ka Geystay Hirshabeelle.

0
181

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sii haaya Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabelle Maxamed Bashiir Qaasim  ayaa ka hadlay guud ahaan hirshabelle degaananada uu waxyeeleeyay Ayaxa.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here