Maamulka Gobolka Hiiraan oo Ka Hadlay Saameynta Fatahaadaha ay ku Yeesheen Gobolkaasi

0
182

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ayaa Saameyn Balaaran waxa ay ku yeesheen Bulshada ku nool Deegaanada Gobolka Hiiraan waxa ayna inta badan Cagta ay mariyeen Guryo ay Deegaansanayen Dadka Danyarta ah iyo Dhulbeereed uu Dalagyo kala Duwan ku Beernaa Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Gudoomiye ku Xigeenka Arimaha Bulshada Gobolkaasi Shiikh Xuseen Cismaan Cali.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here