Dhaqaatiirta Magaalada Jowhar oo Shaaciyay Hababka looga Gaashaamankaro Cudurka Jadeecada.

0
205

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Fatahada Wabiga Shabelle Ka Dib Waxa Cuduro ay Ka Mid Tahay Jadeecada Uu Ka Dilaacay Degaanada Uu Ku Fatahay Wabiga Shabelle Iayda oo Deegaanada Inta Badan Aysan Heysan Goobo Caafimaad  Taasina Ay Halis Ku Noqon Karto Nolosha Dadka Uu Halelay Cudurka Jadecada.

Dr Sharma’arke Khaliif Ibraahim Waxa Uu Ka Mid Yahay Dhaqaatiirta Ka Howl Gala Magalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabelle Waxa Uu Wacyigelin Ku Aadan Halista Cudurkan u Jeediyay Shacabka Ku Nool Jowhar Iyo Deegaanada Hoosyimada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here