Maamulka Gobolka Banaadir oo Digniin u Diray Ganacsatada Waratada ah.  

0
203

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Shacabka Magaalada Muqdisho uga digay in ay ku dhex Ganacsadaan Waddada Kacaanka ee loo yaqaano Cir-toogtaha, taas oo ku taalla Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.

Waddadaas oo ku taalla inta u dhaxeysa Isgoysyada Blacksea & Isgoyska Bakaaraha ayaa waxaa ay ahayd mid burbursanaan jirtay, hayeeshee Maamulka Gobolka Banaadir uu dib u dhis ku sameeyay, waxaana horay ugu dhex Ganacsan jiray dad u badan warato, kuwaas oo waddada xiray.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalle Cusmaan. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here