Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cudurkan oo ah mid halistiisa leh ayaa haddana laga cabsi qabo in uu Dalka dib ugu soo laabto iyada oo Caalamka uu faro ba’an ku hayo wajigii labaad meelo ka mid ah Afrikana laga soo sheegayo.
Ganacsatada Kunool Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa Wada Dadaalo ay uga Hortagayaan in Cudurkan uu Markale Saameeyo Bulshada Deegaanada Gobolkani Shabeellaha Dhexe.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.