Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Caruurta ka shaqeeya balashka kabaha ee gudaha Magalaada Jowhar ayaa inta ugu badan Da’ ahaan waxa ay udhaxeyan 8 ilaa 12 jir kuwaas oo kuu sheegaya in daruufo kala duwan ay ku kaliftay shaqada baalashka balse wali eysan ka quusan in ay waxbartaan mar uun haddii uu waqtiga u saamaxo.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.