Beeraleyda Tuulada Xudur Ciise oo Taageero ka Dalbaday Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle.

0
255

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleyda ku Nool Tuulooyin Hoostaga Degmada Mahadaay Ee Gobolka Shabeellaha Dhexe Ayaa ku Howlan Tacabka Dalagyada kala Duwan ee Beeraha

Maadaama Xilligaan Ay Tahay Waqtigii Tacbashada DhulBeereedka ay Biyaha Fatahaadaha ka Baxeen Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Xasan Muxumed Abuukar oo ah Gudoomiyaha Tuulada Xudur Ciise.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here