Ganacsiga Waratada oo ku Soo Badanaya Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.

0
215

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle Waxaa ku Soo Kordhayo Goobaha Lagu iibyo Ganacsiga Yar Yar Ee Looyaqaan Waratada kuwaasi oo ay ka Ganacsadaan Dad u Badan Dhalinyaro.

Cabdi Qaadir Maxamed iyo Cabdi raxmaan Macalin yaroow oo lahadalay idacada isnaay ayaa sheegay in ganacsigaan ay Bilaabeen ka dib markii ay soo wajahday shaqo La,aan Balse hadda ay ka maraareeyaan Nolosha Qoyskooda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here