Ganacsata Jowhar oo Dowladda Dhexe Ka Dalbaday Dayactirka Waddada Jowhar iyo Muqdisho.

0
178

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa sii kordhaaya baahiyaha ay Ganacsatada iyo Shacabka Gobolkani Shabeellaha Dhexe ay uqabaan in dayactir Xoogan lagu sameeyo dhismaha Waddada isku xirta Jowhar iyo Muqdisho oo Burbur lixaad leh ka Muuqdo Xilligan.

Ganacsatada Magaalada Jowhar ee adeegsada Waddadaasi Muhiimka ah ayaa Dowladda dhexe iyo dowlad gobaleedka Hirshabeelle ka Dalbaday in wax ay ka qabtaan Dhibaatada ka jirta jidka isku xira Muqdisho iyo Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here