UN- Habitat oo Agab Caafimaad Gaarsiisay Isbitaalka Degmada Balcad.

0
497

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hey,ada UN-Hapitaat oo ka mid ah hey,adaha ka howlgalla gobollada dalkeena soomaaliya ayaa deeq daawo ah iyo Agabka lagula Dagaalamo Cudurka dillaaga ah ee Covid-19 ugu deeqday isbitaalka guud ee Degmada Balcad ee gobolkani shabeellaha dhexe madaama ay sii korortay cabsida laga qabo in markale uu faafo Cudurka Corona Virus ee gudaha Waddanka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here