Khasaaraha uu geysanayo Ayaxa ku Dagay Deegaanada Jowhar Hoosyimaada oo Sii Korortay.  

0
315

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qasaaro badan ayuu u geystay todobaadyadaii ugu danbeeyyay beeraleeyda  Tuulooyinka Dhaay gawaan,Bannaaney, Libiga iyo kuwo kale oo badan

Zamzam Xasan Xirsi oo ka mid ah Beeraleyda Tuulada Dhaay gawaan oo aan kula Xiriiray qadka Telefoonka ayaa ii sheegtay dhibaatooyinka Ayaxa u ugeystay Dalagyadii U Beernaa.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here